Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Abaalmariyey Xildhibaan Magnus Oscarsson oo ah Madaxa in ka badan 80 Mudane oo ka tirsan Barlamaanka Sweden oo Taageera Aqoonsiga iyo Madaxbaanida Jamuuriyadda Somaliland.